Sidee loo kobcin karaa ganacsiga adoo adeegsanaya warbaahinta bulshada?

Waxaa ugufiican inaad kaqeyb gasho oo aad kula xiriirto kuwa raacsan marwalba Noqo qof la xiriiri karo oo la macaamil adigoo sameeynaya fiidiyowyo toos ah, dhajinta waqtiga dhabta ah, cod bixinta iyo lahadlidda daawadayaashaada luqadooda badankood ay adeegsadaan (isbeddel / slang). Waa inaad la xiriirtaa iyaga adigoo la imanaya qoraallo la wadaagi karo oo aad u oggolaaneyso inay ku lug yeeshaan noloshaada dadweynaha....